Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 8:31-32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

31. Rabbiguna sidii Muuse yidhi ayuu yeelay; duqsiyadii badnaana wuu ka kexeeyey Fircoon, iyo addoommadiisii, iyo dadkiisiiba. Mid qudh ahna kama hadhin.

32. Markanna Fircoon qalbiga ayuu ka sii qallafsanaaday, oo dadkiina siima uu dayn inay tagaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8