Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muusena wuxuu ku yidhi, Bal eeg, waan kaa baxayaa oo waxaan Rabbiga ka baryi doonaa inay duqsiyada badanu berri ka tagaan Fircoon iyo addoommadiisa, iyo dadkiisa, laakiinse Fircoon yuusan mar dambe khiyaano nagula macaamiloon, isagoo aan daynin dadka inay tagaan si ay allabari ugu bixiyaan Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:29 macnaha guud