Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 8:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Muuse ku yidhi, Sidaas inaan yeelno ma habboona; waayo, karaahiyada Masriyiinta ayaannu Rabbiga Ilaahayaga ah u bixinaynaa. Bal eeg, miyaannu karaahiyada Masriyiinta ku allabarinnaa iyagoo noo jeeda? De sow na dhagxin maayaan?

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:26 macnaha guud