Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna sidii buu yeelay, oo duqsiyo badan oo baas ayaa yimid gurigii Fircoon, iyo guryihii addoommadiisa, oo dalkii Masar oo dhanna duqsiyadii badnaa aawadood ayuu u kharribmay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:24 macnaha guud