Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 7:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad Haaruun ku tidhaahdaa, Ushaada qaado, oo gacanta ku kor fidi biyaha Masar, iyo webiyaashooda, iyo durdurradooda, iyo galalkooda, iyo balliyadooda biyaha ah oo dhan, si ay u noqdaan dhiig; oo dhulka Masar oo dhammu wuxuu noqon doonaa dhiig miidhan, oo ku jiri doona weelasha qoriga ah iyo weelasha dhagaxa ahba.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 7

arki Baxniintii 7:19 macnaha guud