Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 6:19-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Reer Meraariina waa Maxlii iyo Mushii. Kuwanu waa qolooyinkii reer Laawi iyo sidii ay farcankoodii kala ahaayeen.

20. Oo Camraam wuxuu guursaday Yookebed oo eeddadiis ahayd, oo waxay u dhashay Haaruun iyo Muuse. Oo Camraam cimrigiisiina wuxuu ahaa boqol iyo toddoba iyo soddon sannadood.

21. Reer Isehaarna waa Qorax, iyo Nefeg, iyo Sikrii.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 6