Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Haddaba waad arki doontaa waxaan ku samayn doono Fircoon, waayo, gacan xoog leh buu ku sii dayn doonaa iyaga, oo gacan xoog leh buu dhulkiisa kaga eryi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 6

arki Baxniintii 6:1 macnaha guud