Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Ilaahii Cibraaniyada ayaa nala kulmay, haddaba waannu ku baryaynaaye, Na sii daa, aannu tagnee meel cidla ah oo saddex maalmood loo socdo oo aan allabari ugu bixinnee Rabbiga ah Ilaahayaga inuusan belaayo ama seef nagu soo dejin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 5

arki Baxniintii 5:3 macnaha guud