Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxay noqon doontaa, hadday rumaysan waayaan labadan calaamo, oo weliba ay codkaaga maqli waayaan, de markaas bal waa inaad webiga biyo ka qaaddid oo aad dhulka engegan ku shubtid, oo biyihii aad webiga ka qaadday, markay gaadhaan dhulka engegan dhiig bay noqon doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 4

arki Baxniintii 4:9 macnaha guud