Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 39:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhex-xidhkii daabaca lahaa oo dusha kaga yiil in lagu xidho, isku waslad buu la ahaa eefodka, isku sina waa loo sameeyey, waxaana laga sameeyey dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan, sidii Rabbigu Muuse ku amray.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 39

arki Baxniintii 39:5 macnaha guud