Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 38:16-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Daahyadii barxadda ku wareegsanaa oo dhammu waxay ahaayeen maro wanaagsan.

17. Oo tiirarka saldhigyadoodu waxay ahaayeen naxaas; qabsatooyinkooda iyo waxyaalihii laysugu xidhi jirayna waxay ahaayeen lacag; tiirarka madaxyadooda waxaa lagu dahaadhay lacag, oo tiirarka barxadda oo dhanna waxaa laysugu wada xidhay lacag.

18. Oo daaha barxadda iriddeeda wuxuu ahaa wax daabacan oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan, oo dhererkiisuna wuxuu ahaa labaatan dhudhun, sarajooggiisuna wuxuu ahaa shan dhudhun oo u dhigma barxadda daahyadeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 38