Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 32:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo haddiiba way ka leexdeen jidkii aan ku amray, oo waxay samaysteen weyl dahab la shubay ah, wayna caabudeen, oo allabarina way u bixiyeen, oo waxayna yidhaahdeen, Reer binu Israa'iilow, kanu waa ilaahiinnii dalka Masar idinka soo waday.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 32

arki Baxniintii 32:8 macnaha guud