Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii Rabbigu waxay uga muuqatay dab ololaya oo ka baxaya geed dhexdiis, kolkaasuu fiiriyey oo wuxuu arkay geedkii oo ololaya oo dabku gubayo, geedkuna ma basayn.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 3

arki Baxniintii 3:2 macnaha guud