Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ilaah weliba wuxuu kaloo Muuse ku yidhi, Waxaad ku tidhaahdaa reer binu Israa'iil, Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo ah Ilaahii Ibraahim, iyo Ilaahii Isxaaq, iyo Ilaahii Yacquub ayaa ii soo kiin diray; kanu waa magacayga weligay, oo laygu xusuusto ka ab ka ab.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 3

arki Baxniintii 3:15 macnaha guud