Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 28:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ha ku taallo Haaruun fooddiisa, Oo Haaruun baa qaadi doona dembiga alaabta quduuska ah, oo ay reer binu Israa'iil quduus kaga dhigi doonaan hadiyadahooda quduuska ah; oo mar kasta waxay ku oolli doontaa fooddiisa, in iyaga laga aqbalo Rabbiga hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28

arki Baxniintii 28:38 macnaha guud