Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 28:16-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Waa inuu ahaadaa afargeesood oo isku laalaaban; dhererkiisuna ha ahaado taako, ballaadhkiisuna ha ahaado taako.

17. Oo waa inaad afar saf oo dhagaxyo ah ku dul dhejisaa; safka kowaad ha ahaado sardiyos, iyo tobasiyos, iyo mid birqaya;

18. safka labaadna ha ahaado sumurud, iyo safayr, iyo dheemman;

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28