Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 26:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad ka soo lalmisaa afar tiir oo qudhac ah oo dahab lagu dahaadhay, iyagoo leh qabsatooyin dahab ah, oo ku taagan afar saldhig oo lacag ah.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 26

arki Baxniintii 26:32 macnaha guud