Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 24:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ammaantii Rabbiguna waxay dul joogtay Buur Siinay, oo daruurtuna way qarinaysay intii lix maalmood ah, oo maalintii toddobaad ayaa Rabbigu Muuse uga dhex yeedhay daruurtii.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 24

arki Baxniintii 24:16 macnaha guud