Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 22:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddii nin dibi ama lax xado, oo uu qasho ama iibiyo, waa inuu shan dibi dibigii ku magdhabo, laxdiina afar laxaad.

2. Haddii tuug la helo isagoo guri u dhacaya, oo inta wax lagu dhufto uu dhinto, markaas kii dilay dhiig eed kuma laha.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 22