Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 21:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadduu iligga addoonkiisa ama iligga addoontiisa wax ku dhufto oo ka rido, de markaas waa inuu iska sii daayaa isagoo xor ah iliggiisa aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 21

arki Baxniintii 21:27 macnaha guud