Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa gabadhii Fircoon webiga timid inay ku maydhato. Gabdhihii addoommada u ahaana waxay socdeen webigii dhinaciisa. Markaasay iyadu waxay aragtay abxadda duurka ku dhex jirta, oo waxay u diratay gabadhii addoonta u ahayd inay u keento.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:5 macnaha guud