Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Bal ogow, waxaan kuugu iman doonaa daruur qaro weyn dhexdeed, inay dadku maqlaan markii aan kula hadlayo, iyo weliba inay weligood adiga ku rumaystaan. Markaasaa Muuse Rabbiga u sheegay erayadii dadka.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 19

arki Baxniintii 19:9 macnaha guud