Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 18:26-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Oo dadkay u gar naqi jireen had iyo goorba, oo arrimaha adadagna waxay u keeni jireen Muuse, laakiinse wixii yaryar oo dhan iyagaa ka gar naqi jiray.

27. Markaasaa Muuse u oggolaaday soddoggiis inuu tago, isna dalkiisii ayuu tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 18