Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 17:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dadkii meeshaas biyo ugu harraadeen; kolkaasaa dadkii intay Muuse u gunuuseen ayay waxay ku yidhaahdeen, War maxaad Masar nooga soo kaxaysay? Ma inaad annaga iyo carruurtayada, iyo xoolahayaga harraad noogu disha baa?

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 17

arki Baxniintii 17:3 macnaha guud