Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu yidhi; Rabbigu makhribka wuxuu idin siin doonaa hilib aad cuntaan, subaxdana wuxuu idin siin doonaa kibis aad ka dheregtaan; maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu maqlayaa gunuuskiinna aad isaga u gunuusaysaan. Bal maxaannu annagu nahay? Annaga noo gunuusi maysaane, ee waxaad u gunuusaysaan Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:8 macnaha guud