Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal reer binu Israa'iil oo u sheeg inay dib u soo noqdaan oo ay degaan meel ka horraysa Fiihaahiirod, oo u dhaxaysa Migdol iyo badda, kana horraysa Bacal Sefoon. Horteeda oo meel badda agteeda ah waa inaad degtaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:2 macnaha guud