Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 13:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Fircoon dadkii sii daayay, Ilaah kuma uu kaxayn jidka dalka reer Falastiin in kastoo uu kaasu dhowaa, waayo, Ilaah wuxuu yidhi, Waaba intaasoo dadku markay dagaal arkaan ay qoomameeyaan, oo ay Masar dib ugu noqdaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:17 macnaha guud