Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 12:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii mid qariib ahu idinla dego, oo uu doonayo inuu Rabbiga u dhawro iidda Kormaridda, de waa in intiisa lab oo dhan la wada gudaa, oo markaas ha soo dhowaado oo ha dhawro, oo markaas wuxuu noqon doonaa sidii mid dalka ku dhashay; laakiinse qof buuryoqab ahu waa inuusan wax ka cunin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:48 macnaha guud