Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 12:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu dhex mari doonaa dalka, oo wuxuu layn doonaa Masriyiinta, oo markuu arko dhiigga ku yaal albaabka fayaaraddiisa sare iyo labada dhinac oo fayaaradda ah ayaa Rabbigu kor mari doona albaabka, oo u oggolaan maayo in baabbi'iyuhu guryihiinna soo galo oo idin laayo.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:23 macnaha guud