Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Toddoba maalmood waxaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn; weliba maalinta kowaad waa inaad khamiirka ka saartaan guryihiinna; waayo, ku alla kii cuna kibis khamiir leh maalinta kowaad ilaa maalinta toddobaad, qofkaas waa laga gooyn doonaa reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:15 macnaha guud