Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baxniintii 10:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lo'dayaduna waa inay na raacdaa, oo waa inaan neef keliyahu dib nooga hadhin, waayo, iyada waa inaannu wax ka qaadannaa si aannu ugu adeegno Rabbiga ah Ilaahayaga. Annagu garan mayno wax aannu ugu adeegno Rabbiga jeeraannu tagno xaggaas.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 10

arki Baxniintii 10:26 macnaha guud