Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 3:62-65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

62. Iyo wixii kuwa igu kacay bushimahoodii lahaayeen, iyo wixii ay maalintii oo dhan ii qasdiyeenba.

63. Bal eeg, markay fadhiyaan iyo markay taagan yihiinba waxaan ahay waxay ka gabyaan.

64. Rabbiyow, waxaad iyaga siin doontaa abaalgud waafaqsan shuqullada gacmahooda.

65. Indhala'aanta qalbiga waad siin doontaa, inkaartaadana korkooda waad ka yeeli doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 3