Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay hooyooyinkood ku yidhaahdaan, Meeh hadhuudhkii iyo khamrigii? Iyagoo jidadka magaalada ku itaaldaran sida dad dhaawac ah oo kale, Markii ay naftoodu kaga baxayso laabta hooyooyinkood.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 2

arki Baroorashadii Yeremyaah 2:12 macnaha guud