Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nijaasteedii waxay ku tiil googaradaheeda, kamana ay fiirsan ugudambaysteeda, Haddaba sidaas daraaddeed si aad loola yaabay ayay u dhacday, oo mid u qalbi qaboojiyana ma ay lahayn. Rabbiyow, bal dhibkayga fiiri, waayo, cadowgii wuu isweyneeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 1

arki Baroorashadii Yeremyaah 1:9 macnaha guud