Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahan daraaddood ayaan la ooyayaa, oo indhahayga ilmaa ka daadanaysa, Maxaa yeelay, kii i qalbi qaboojin lahaa oo naftayda u raaxayn lahaa waa iga fog yahay. Carruurtaydii way cidloobeen, maxaa yeelay, cadowgii baa iga adkaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 1

arki Baroorashadii Yeremyaah 1:16 macnaha guud