Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Baroorashadii Yeremyaah 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Raggaygii xoogga badnaa oo dhan Sayidku dhexdayduu ku tuuray. Wuxuu iigu yeedhay shir inuu barbaarradayda burburiyo. Gabadhii bikradda ahayd ee quruunta Yahuudah ah Sayidku wuxuu ugu tuntay sidii macsaro khamri.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 1

arki Baroorashadii Yeremyaah 1:15 macnaha guud