Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 8:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,

2. Ilaa goormaad waxyaalahan ku hadlaysaa? Oo ilaa goormaa erayada afkaagu ahaanayaan sida dabayl xoog badan?

3. War ma Ilaah baa garsooridda qalloociya? Mase Ilaaha Qaadirka ah baa caddaaladda qalloociya?

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 8