Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 7:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. War sow hawl diyaar uma aha binu-aadmiga dhulka jooga? Sowse maalmihiisu ma aha sida kuwa shaqaale oo kale?

2. Sida addoon hoos u xiisooda, Iyo sida shaqaale mushahaaradiisa filanaya,

3. Sidaasoo kale waxaa lay siiyaa bilo aan waxtar lahayn, Oo waxaa lay siiyaa habeenno daal badan.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 7