Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 6:5-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Dameerdibadeedku miyuu ciyaa markuu caws haysto? Dibiguse miyuu ciyaa markii cunto la siiyo?

6. Wixii aan dhadhan lahayn miyaa cusbola'aan la cuni karaa? Ukunta xabkeeduse miyuu dhadhan leeyahay?

7. Naftaydu way diidaa inay taabato, Waxay ii yihiin sida cunto la naco oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 6