Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 6:1-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Ayuub jawaabay oo wuxuu yidhi,

2. Hahe haddii dhibkayga la miisaami lahaa, Oo masiibadayda kafado la wada saari lahaa!

3. Wuu ka sii cuslaan lahaa cammuudda badaha, Sidaas daraaddeed hadalkaygii degdeg buu noqday.

4. Waayo, Ilaaha Qaadirka ah fallaadhihiisii ayaa igu dhex jira, Oo naftayduna waabaydoodii way cabbaysaa, Oo Ilaah cabsiintiisiina anigay igu soo kacdaa.

5. Dameerdibadeedku miyuu ciyaa markuu caws haysto? Dibiguse miyuu ciyaa markii cunto la siiyo?

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 6