Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 4:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,

2. Mid hadduu isku dayo inuu kula hadlo, ma ka xumaanaysaa? Laakiinse bal yaa hadal iska celin kara?

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 4