Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 39:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. War miyaad taqaan markay ri'dibadeedda qarka joogta dhasho? Miyaadse arki kartaa markay deerooyinku dhalaan?

2. Miyaad tirin kartaa bilaha sidkoodu ku buuxsamo? Miyaadse taqaan wakhtiga ay dhalaan?

3. Intay arruntaan ayay ubadkooda dhalaan, Oo fooshoodana way iska saaraan.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 39