Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 36:27-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Waayo, isagu wuxuu kor u jiitaa dhibicyaha biyaha, Oo wuxuu ka dhigaa ceeryaamo roob noqota,

28. Oo daruuraha ka soo da'a, Oo binu-aadmiga aad ugu dul shubma.

29. Ninna miyuu garan karaa daruuraha kala faafintooda, Iyo onkodyada taambuuggiisa?

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 36