Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 35:13-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Hubaal Ilaah maqli maayo wax aan waxba ahayn, Oo Kan Qaadirka ahuna innaba ka fiirsan maayo.

14. In kastoo aad tidhaahdaa, Isaga ma arko, Dacwadii isagay hor taal, oo adna waa inaad isaga sugtaa.

15. Laakiinse haatan, isagu cadhadiisii kuma uu soo booqan, Oo xumaantana si weyn ugama uu fikiro;

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 35