Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 34:35-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Ayuub aqoonla'aan buu ku hadlaa, Oo hadalkiisana xigmadu kuma jirto.

36. Waxaan jeclaan lahaa in Ayuub tan iyo ugudambaysta la sii imtixaamo, Maxaa yeelay, wuxuu u jawaabaa sida dadka sharka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 34