Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 26:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Tiirarka samadu way gariiraan, Oo waxay ka yaabaan canaantiisa.

12. Badda ayuu xooggiisa ku aamusiiyaa, Oo kibirkana waxgarashadiisuu ku dhuftaa.

13. Samooyinka waxaa lagu sharraxay Ruuxiisa, Gacantiisuna waxay mudday abeesada dheeraysa.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 26