Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Addoonkayga Ayuub ma ka fikirtay? Maxaa yeelay, isaga oo kale dhulka ma joogo, waayo, isagu waa nin qumman oo toosan, oo ah mid Ilaah ka cabsada oo sharka ka fogaada. Oo weliba isagu daacadnimadiisii wuu sii haystaa, in kastoo aad igu dirtay, si aan isaga sababla'aan ugu halligo.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 2

arki Ayuub 2:3 macnaha guud