Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ayuub 17:12-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Habeenka waxay u beddelaan maalin, Oo waxay yidhaahdaan, Iftiinku waa u dhow yahay gudcurka.

13. Haddaan She'ool u rajeeyo sida gurigaygii oo kale, Ama haddaan gogoshayda gudcurka ku dhex fidsado,

14. Oo haddaan qudhunka ku idhaahdo, Adigu waxaad tahay aabbahay, Oo aan dirxigana ku idhaahdo, Adigu waxaad tahay hooyaday iyo walaashay,

15. Bal markaas meeday rajadaydu? Oo bal yaase rajadayda arki doona?

16. Waxay hoos ugu dhaadhici doontaa qataarrada She'ool, Markaannu ciidda wada galno.

akhri dhamaystiran cutubka Ayuub 17