Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yuudas 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacaliyayaalow, intaan aad u dadaalayay inaan idiin soo qoro wax ku saabsan badbaadada inaga dhexaysa, waxaa dirqi igu noqday inaan idiin soo qoro oo aan idinku waaniyo inaad aad ugu dadaashaan iimaankii mar la wada siiyey quduusiinta oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yuudas 1

arki Yuudas 1:3 macnaha guud