Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yuudas 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inuu xukun ku soo dejiyo kulli, iyo inuu kuwa aan cibaadada lahayn oo dhan ku caddeeyo shuqulladoodii cibaadola'aanta ahaa oo ay cibaadola'aanta ku sameeyeen, iyo waxyaalihii adkaa oo dhan oo ay dembilayaasha aan cibaadada lahaynu isaga ka sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yuudas 1

arki Yuudas 1:15 macnaha guud